Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board


Baahin Qandaraas Dhismaha Jeelka Gabiley

Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland waxay baahinaysaa, isla markaana ay ku wargelinaysaa dhamaan Shirkadaha Dhismayaasha Reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, Qandaraaska dhismaha Jeelka Gabilay loo dhisayo.

Haddaba Shirkadaha Danaynaya Qandaraaska Dhismaha Jeelka Gabiley hala soo xidhiidhaan Xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka, oo ku yaala Shacabka, Madaxtooyada dabadeeda, ama Bariga Emperial Hotal. hadiikale lasoo hadal Telephone- kan 0634471788.

Waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraasku furmayo 14/07/2018, Sacada 9:00 subaxnimo, kuna eegyahay 27/07/2018, Saacada 1:30pm Duhurnimo. waxaa kale oo loosheegayaa tartamayaasha in xulidu ama kala saarista tartamayaasha ay dhicidoonto maalinta taariikhdu tahay 28/07/2018, Saacad 10:00am Subaxnimo.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board