Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board



BAAHIN QANDARAASYO:

1. Shan Dhisme.
2. Daawada Shaybaadhka Xanaanada Xoolaha.
3. Laba Doonyood oo Kaluumaysi.
4. Laba Doonyood Volva ah.
5. Hal Engine Yanmar.


Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland waxay baahinayaa isla markaana ay ku war gelinayaan, dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha Dhismaha, kuwa Qalabka, Daawooyinka iyo Iibka Doonyaha, in Guddida Qandaraasyada Qaranku baahinaayo:

S/N Faah Faahin Goobta ama Nooca Shayga Cidda Loo Dhisayo ama Loo iibinaayo
1 Dhisme lagu kordhinayo Cisbitaalka Burco Burco W/H Caafimaadka
2 Dhisme lagu kordhinayo Custom-ka Kalabaydh Kala-baydh W/H Maaliyadda
3 Dhisme xarunta Tijaabada iyo wax soo saarka calafka xoolaha ee wajaale Wajaale W/Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga
4 Dhisme xarunta Tijaabada iyo wax soo saarka calafka xoolaha ee wajaale Wajaale W/Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga
5 Balaadhinta iyo Dayactirka Marsada kaluumaysiga ee magaalada Berbera Berbera W/Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga
6 Dawada Shaybaadhka Xanaanada Xoolaha Dawo W/Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga
7 Laba doonyood oo Kaluumaysi 2 doonyood W/Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga
8 Laba Doon oo Volve ah 2 Doonyood W/Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga
9 1 Engine Yanmar ah 1 Engine W/Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga

Sidookale waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaskani furmaayo 13/11/2018, Maalin Salaasa, kuna eegyahay 19/11/2018 Maalin Isniina, saacadu markay tahay 09:00am (Subaxnimo).waxaana la furi doonaa qandaraasyadan kor kuxusan isla 19/11/2018 Malinta Isniina 9:00am (subaxnimo), isla maalintaasina dhici doono kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba Shirkadaha Danaynaya Qandaraaska Gadiidka loo iibinaayo Dawladda hala soo xidhiidhaan Xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka, oo ku yaala Shacabka, Madaxtooyada dabadeeda, ama Bariga Emperial Hotal. hadiikale lasoo hadal Telephone- kan 0634400437 ama 0634471788.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board