Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board


BAAHIN QANDARAAS: GAADIID LOO DOONAYO DAWLADDA.

Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland waxay baahinaysaa isla markaana ay ku wargelinaysaa dhamaan Ganacsatada Gaadiidka iibisa, Qandaraas Gaadiid oo Dawladda loo iibinaayo.

S/N
Nooca Gadiidka Ladoonayo
Tirada Gaadiidka Ladoonayo
Tafaasiisha Gaadiidka
1 Toyota Noah 10 Xabo, Toyota Noah, ah Modelkaooduna yahay 2011, midabkuna waa cadaan
2 Toyota Pick Up 4 Xabo, Toyota Pick Up
3 Booyad UD Condar 1 Xabo, UD Condar 50 Foosto Qaada

Sidookale waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaskani furmaayo 16/09/2018, Sacada 8:00 subaxnimo Maalin Axada, kuna eegyahay 20/09/2018, Saacada 9:00pm Suibaxnimo Maalin Khamiisa. Waxaa kale oo loosheegayaa tartamayaasha in xulidu ama kala saarista tartamayaasha ay dhicidoonto Isla maalinta Khamisa ee bishu tahay 20/09/2018.

Haddaba Shirkadaha Danaynaya Qandaraaska Gadiidka loo iibinaayo Dawladda hala soo xidhiidhaan Xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka, oo ku yaala Shacabka, Madaxtooyada dabadeeda, ama Bariga Emperial Hotal. hadiikale lasoo hadal Telephone- kan 0634471788.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board