Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board


BAAHIN QANDARAAS GAADIID IYO QABOOJIYAYAAL:

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Gaadiidka iibisa iyo Ganacsatada iibisa Qaboojiyayaasha lagu kaydiyo Kaluunka iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadiidkaas iyo Qaboojiyaashaas loo doonayo dawladda oo faah-faahintooduna hoos ku qoran tahay..

S/N Nooca Gaadiidka loo doonayo Dawladda Faah-faahinta Nooca Gaadhiga
1 Toyota L/Cruiser Pick up Single Capin
2 Toyota Hillux Pick up Double Capin (4WD)
3 Toyota L/Cruiser Hard Top Engine, V8 Model,2014-2017 Color, White. (4WD)

S/N Nooca Qaboojiyayaasha iyo Faah-Faahintooda
1 TYPE: 40 HC SCIF/RS40HCIF, STAR GROUP. MAX-COOLING: -38C AIR COOL TEMPERATURE
CABIRKA: 40 FT (REERER CONTAINERS)

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh in qandaraasyadan kor kuxusan lafuraayo 27 February 2019 isla markaana xidhmayaan 06 March 2019 Maalinta Arbaco ah saacadu markay tahay 10:00 am, waxaana la furi doonaa qandaraasyadan kor kuxusan 07 March 2019 10:00 am subaxnimo maalinta Khamiis ah, waxaana la furidoonaa qandaraasyadan Xafiiska gudiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland.

Haddaba, Cidii danaynaysa labdan Qandaraas hakala soo xidhiidhaan xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Telka: 0634471788 ama 0634400437.


ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board