Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board


Baahin Qandaraas Gaadiid: 16 January 2019.

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaasna ku wargalinayaa dhamaan ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadiid loo doonayo dawladda oo faah-faahintooduna hoos ku qoran tahay:

S/N NOOCA GAADIIDKA MODEL NOOCA MASHIINKA MIDABKA WADANKA SAMEEYEY CYLINDER
1 Toyota L/Cruiser VX 1994 IHD White JAPAN 6
2 Toyota L/Cruiser VX 1994 IHD White JAPAN 6
3 Toyota Verrosa 2002 B2000 Silver JAPAN 6
3 Toyota Crown 2006 VVTI Silver JAPAN 6

Waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaskani furmaayo 16/01/2019, Sacada 8:00 subaxnimo Maalin Arbacaa, kuna eegyahay 19/01/2019 Maalinta Sabtida ah saacada 10:00am, waxaana la furi doonaa qandaraaskan isla 19/01/2019 10:00 am subaxnimo maalinta sabtida, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, isla maalintaasina ay dhici doonto kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba, cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadiidkaas hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.


ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board