Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board


BAAHIN QANDARAASYO:

Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland waxay baahinayaan, isla markaana ay ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, Qodista Xorfadaha (Dams) iyo Riigaga in guddida qandaraasyada Qaranku ay baahinayaan Qandaraasyadan Hoos ka muuqda.

S/N FAAH FAAHIN GOOBTA SHAQADA CIDA LOO DHISAYO AMA LOO QODAAYO
1 Dhismaha Xarunta W/Waxbarashada iyo Sayniska Hargeysa W/Waxbarashada
2 Dhigista Rooga Cagaaran ee Garoonka Berbera Berbera W/Ciyaaraha
3 Xorfad Biyood (Dam) Alay Baday W/H Biyaha
4 Xorfad Biyood (Dam) Taleex W/H Biyaha
5 Riig iyo Dhismayaashiida Wado Bariis W/H Biyaha

Sidookale waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh in Qandaraasyadani furmaayaan 09/12/2018, Maalin Axada, kuna eegyahay 12/12/2018 Maalin Arbacaa, saacadu markay tahay 12:00Pm (Duhurnimo).waxaana la furi doonaa qandaraasyadan 13/12/2018 Malinta Khamiisa 10:00am (subaxnimo), waxaan lagu furidoonaa Xafiiska Badhasaabka Gobolka Saaxil Magaalo madaxdiisa Berbera isla maalintay dhici doonto kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba Shirkadaha Danaynaya Qandaraasyadan hala soo xidhiidhaan Xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka, oo ku yaala Shacabka, Madaxtooyada dabadeeda, ama Bariga Emperial Hotal. hadiikale lasoo hadal Telephone- kan 0634400437 ama 0634471788.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board