Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board



Baahin Qandaraas:

1. Gaadiid loo doonayo Dawladda.
2. Mashiin lagu baadho Macdanta.


Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadiid loo doonayo dawladda oo faah-faahintooduna hoos ku qoran tahay. Iyo mashiin Macdanta lagu baadho oo loo doonayo Dawladda tafaasiishiisuna hoos ku qoran tahay.

S/N Nooca Gaadiidka Tirada Gaadiidka
1 Toyota Land Cruiser VX Labo Xabo(2)
2 Toyota Qabaal Hal Xabo (1)

Mashiinka Macdanta lagu baadhayo faah-faahintiisu waa sidan hoos ku qoran:

S/N Faah-Faahinta Mashiinta Macdanta
(Technical Specification of required XRF)
Tirada Mashiinka
1 (a) Energy dispersive X ray fluorescence analytical method.
(b) Capable of detecting from 12 to 92 elements minimum.
(c) Good memory Capacity.
(d) Low detect-PPM.
(e) Fast detector (SSD Detector).
(f) LCD touch screen with high resolution.
(g) Multi-channel data transfer.
(h) Water and Weather proof.
(i)Capable of Analyzing solid, Liquid & Powder.
(j) Light Weight.
(k) Material analyzing and identification of alloys including “light elements“
like mg, Al,Si, S, and P with display of the grade name/ I.D in additional 10 seconds.
Hal Xabo(1)

Sidookale waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaskani furmaayo 08/12/2018, Maalin Sabti, kuna eegyahay 10/12/2018 Maalin Isniina, saacadu markay tahay 12:00pm (Duhurnimo). waxaana la furi doonaa qandaraaska Sadexda Baabuur iyo Mishiinka Macdanta lagu baadho 11/12/2018 9:00am subaxnimo maalinta Salaasada, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, isla maalintaasina ay dhici doonto kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba Shirkadaha Danaynaya Qandaraaska Sadexda Baabuur iyo Mishiinka Macdanta lagu baadho hala soo xidhiidhaan Xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka, oo ku yaala Shacabka, Madaxtooyada dabadeeda, ama Bariga Emperial Hotal. hadiikale lasoo hadal Telephone- kan 0634400437 ama 0634471788.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board