Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board


Baahin Qandaraas: Dhismaha Xarunta Kaydka Raashinka.

Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland waxay baahinaysaa, isla markaana ay ku wargelinaysaa dhamaan Shirkadaha kashaqeeya hawlaha Dhismayaasha ee Somaliland in, Guddiga Qandaraasyada Qaranku baahinayso Qandaraaska dhismaha Xarunta Kaydka Raashinka.

Waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraasku furmayo 24/09/2018 kuna egyahay 30/09/2018. Waxaa kale oo loosheegayaa tartamayaasha in xulidu ama kala saarista tartamayaashu ay dhicidoonto maalinta taariikhdu tahay 01/10/2018, Saacad 09:00am Subaxnimo Malinta Isniinta.

Haddaba Shirkadaha Danaynaya Qandaraaska Dhismaha Xarunta Kaydka Raashinka hala soo xidhiidhaan Xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka, oo ku yaala Shacabka, Madaxtooyada dabadeeda, ama Bariga Emperial Hotal. hadiikale lasoo hadal Telephone- kan 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board