Guddiga Qandaraasyadda Qaranka

National Tender Board



Baahin Qandaraas 24 June 2019


Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadhi loo doonayo dawladda oo faah-faahintiisuna hoos ku qoran tahay.

S/N Nooca Gaadhiga loo doonayo Dawladda Faah-faahinta Gaadhiga
1 Toyota L/Cruiser V8 1. Manual
2. Midab: Cadaan
3. Model Year: 2009

Sidookale waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaskani furmaayo 24 June 2019, Maalin Axad ah, kuna eegyahay 27 June 2019 Maalin Khamiisa.
Waxaana la furi doonaa qandaraaska Baabuurka 29 June 2019 10:00 AM subaxnimo maalinta Sabtida ah, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, isla maalintaasina ay dhici doonto kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadhigaas hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.


ALLAA MAHAD LEH

Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)

Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka


Location

Gurigga Shaqaalaha
Hargeysa, Somaliland

info@somalilandtenderboard.com


+252634438305

+252659304077

+252634471788


Sabti - Arbaca: 7:00am - 2:00pm

Khamiis: 7:00am - 1:00pm

Jimce: Lama shaqeeyo

© 2018 Somaliland Tender Board